Home Warar Akhriso:-Rooble oo Ku Dhawaaqay Xukuumadiisa

Akhriso:-Rooble oo Ku Dhawaaqay Xukuumadiisa

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Golihiisa Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay 27-wasiir,17-Wasiiru Dowlayaal iyo 26-wasiir Ku-xigeen.

Wasiiro Hore ayaa meesha laga saaray halka kuwa Hore u joogay Xilal kale loo wareejiyay.