Home Warar Akhriso:-Puntland oo Bogaadisay Hanaanka Doorashadda Jubbaland

Akhriso:-Puntland oo Bogaadisay Hanaanka Doorashadda Jubbaland

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamul goboleedka  Puntland ayaa u Hambalyeeyay xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Jubaland oo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.