Home Warar Akhriso:-Puntland iyo Jubbaland oo War-Murtiyeed Soo Saaray

Akhriso:-Puntland iyo Jubbaland oo War-Murtiyeed Soo Saaray

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa War-murtiyeed kasoo saaray shirka Wadatashiga ee ugu socday magaaladda Garoowe.

Waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.

Sidoo kale war murtiyeedka ayaa lagu sheegay in shir wadatashi ah la isugu imaan doono  magaalada Muqdisho si loo gaaro xal siyaasadeed oo la isku waafaqsan yahay qabsoomida doorashada 2020/2021.