Home Warar Akhriso:-MW Waare Oo Ka Hor Yimid Jadwalka Doorashada Hir-shabeelle

Akhriso:-MW Waare Oo Ka Hor Yimid Jadwalka Doorashada Hir-shabeelle

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Hirshabelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay Jadwalka Doorashada ee ay soo saareen Gudiga Farsamada iyo Soo Xulista Barlamaanka Labaad ee Hirshabelle.