Home Warar Akhriso:-Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo War Soo Saaray

Akhriso:-Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo War Soo Saaray

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Musharixiinta Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray doorashadda madaxweynaha Maamulkaas ee dhawaan ka dhici doonta Magaaladda Dhuusa-mareeb.

Musharixiinta kala ah Abdurrahman Odowaa, Kamal Gutale iyo Cabdullahi Farah Wehliye ayaa si wadajir ah usoo saaray war murtiyeed ayay kaga hadlayaan doorashadda Madaxweynaha Galmudug.