Home Warar Akhriso:-Magacyadda Saxiixayaasha Baarlamaanka Maamulka Galmudug

Akhriso:-Magacyadda Saxiixayaasha Baarlamaanka Maamulka Galmudug

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga Farsamadda maamul u sameynta galmudug ayaa shaaciyay magacyadda Odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug.

Liiska Odayaashan ayaa waxaa Guddiga Farsamada dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya,waxaana maanta lagu wadaa in la xareeyo.