Home Warar Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo magacaabay Golihiisa Wasiiradda

Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo magacaabay Golihiisa Wasiiradda

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa waxa uu Magacaabay Golihiisa Wasiirada
Liiska Golaha Wasiirada oo ka kooban 25 wasiir ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Aagaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Adam (Gaboobe).