Home Warar Akhriso:-Jubbaland oo Xirtay Xuduudaha Cirka, Dhulka & Badda.

Akhriso:-Jubbaland oo Xirtay Xuduudaha Cirka, Dhulka & Badda.

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xidhay Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kantaroolada kala duwan iyadoo Mudada Doorashada Madaxweynaha ay socoto Ciidamada Booliska Jubbaland iyo Booliska AMISOM Kaliyah ay dhaqdhaqaaq ka samayn Karan gudaha Magaalada Kismaayo.