Home Warar Akhriso:-Heshiiska DFS iyo Musharixiinta

Akhriso:-Heshiiska DFS iyo Musharixiinta

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Hoteelka Decale ugu socday maanta iyo caawa Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Ilaa lix qodob ayay ku heshiiyeen dhinacayadda sida lagu sheegau war-murtiyeedka.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay k xuntahay wixii dhacay 19 Febraayo isla markaana ka tacsiyadeyneyso, iyadoo Guddi madax bannaan loo saaray, kuwaasoo baaritaan ku sameeya wixii dhacay.