Home Warar Akhriso:-Guddiga Doorashadda JL oo Aqbalay Codsigii Jemes Swan

Akhriso:-Guddiga Doorashadda JL oo Aqbalay Codsigii Jemes Swan

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Maamulka Jubbaland ayaa muddo saddex maalin ah ku darray wakhtigii isdiiwaan galinta musharraxiinta aan horrey isku diiwaan galinin,kadib codsi ka yimid wakiilka UN-ka ee Soomaaliya Jemes Swan.

Wakhtiga isdiiwaan galinta ayaa ka bilaaban doona 17 August 2019 kuna eg 19 August 2019Ka.