Home Warar Akhriso:-Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo La Soo Hormariyay!

Akhriso:-Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo La Soo Hormariyay!

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa isbadal ku sameeyay jadwalka doorashada Maamulkaas.

Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen in la soo hormariyay doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo dhici doonta 19 Agosto, halka jadwalkii hore uu ahaa 24 August.