Home Warar Akhriso:-DFS oo Ethopia u Adeegsanaysa Doorashadda Galmudug

Akhriso:-DFS oo Ethopia u Adeegsanaysa Doorashadda Galmudug

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa ka hor yimid Faragalinta Dowladda Ethopia ee Arrimaha Dowladd goboleedka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Ethopia u adeegsanayso Doorashadda Galmudug si lamid ah tii Koonfur Galbeed Soomaaliya.