Home Warar Akhriso:-DFS oo Amaro Culus Dul Dhigtay Muwaadiniinta Kenyaanka

Akhriso:-DFS oo Amaro Culus Dul Dhigtay Muwaadiniinta Kenyaanka

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka Muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya inay u soo safraan gudaha Soomaaliya.

Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku safraya baasaboorka dubloomaasiga ah ayaa looga baahan yahay ogolaanshiyaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Go,aankan ma saameynayo muwaadiniinta kenyaanka ah ee heysta deggenaanshiyaha.