Home Warar Akhriso:-5-ta Maamul Goboleed oo Ka Hor Yimid Sharciga Canshuuraha Dalka

Akhriso:-5-ta Maamul Goboleed oo Ka Hor Yimid Sharciga Canshuuraha Dalka

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyad ayaa ku dhawaaqay in ay kasoo horjeeddaan Sharciga Canshuuraha oo Wasaaradda Soomaaliya ay horgeysay baarlamaanka Soomaaliya ka dib Kulan  ay ku yeesheen Magaalada Garoowe Caasimadda Puntland.

Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen in aan lagala tashanin arinta Sharciga Canshuuraha oo wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle horgeeyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.