Home Warar Ahlusuna oo Shaki Galisay Heshiiskii ay La Galeen Dowladda Federaalka

Ahlusuna oo Shaki Galisay Heshiiskii ay La Galeen Dowladda Federaalka

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaki geliyay heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya ay la galeen.

Qoraal ka soo baxay Sheekh Shaakir oo loo diray raisulwasaare Kheyre, laguna ogeysiiyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ayaa looga dalbaday inay jawaab degdeg ah looga keeno arrimo socda oo ka baxsan heshiiskii horay ay Ahlusuna ula gashay dowladda Federaalka, gaar ahaan Ra’iisul Wasaaraha.