Home Warar Ahlusuna oo Ka Hor Timid Guddiga Farsamadda Galmudug

Ahlusuna oo Ka Hor Timid Guddiga Farsamadda Galmudug

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Guddiga Farsamadda Maamul u sameynta Galmudug ee dhawaan soo magacowday dowladda Federaalka Soomaaliya.