Home Warar Abdi Xaashi oo Dacwad Ka Dhan Farmaajo & Fahad u Gudbiyay Beesha...

Abdi Xaashi oo Dacwad Ka Dhan Farmaajo & Fahad u Gudbiyay Beesha Caalamka

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Warqad dacwo ah u diray xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan Wakiilka QM eeArrimaha Soomaaliya Amb, James Swan, Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Amb, Francisco Madera.