Home Warar A.A.W:-“Waa Tallaabo Kale oo Rajiimka Talada Haya Ugu Tuntay Dastuurka”!

A.A.W:-“Waa Tallaabo Kale oo Rajiimka Talada Haya Ugu Tuntay Dastuurka”!

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo Siyaasiga C/raxmaan CabdiShakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay in xubno ka mid ah Xukuumaddii dhacdy ay ansixiyaan Golaha Adeegga Garsoorka.

“Waa tallaabo kale oo si ula kac ah Rajiimka talada haya ugu tuntay dastuurka iyo shuruucd Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir.