Maanta

Kiiska Dacwadda Wasiir Ku Xigeenkii Dibadda XFS oo Lasoo Gaba-gabeeyay

Muqdisho(Gundhig)-Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto eedeysane Muqtaar Mahad Daa’uud,kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu...

Maxaa Ka Jira in uu Iscasilay Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya?

Muqdisho(Gundhig)-Baraha bulshadda waxaa saacadihii dambe lagu baahiyay in uu iscasilay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar...

Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Sooomaaliya Oo Xal Laga Gaaray+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Kulamo u dhaxeeyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan iyo ku-xigeenadiisa ayaa maanta ka dhacay...

Wasiir Isku Casilay Arinta Muqtaar Roobow!!!

Muqdisho(Gundhig)-Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Raisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in...

Warar Kale

Kulan Xasaasi ah oo Dhaxmaraya Guddoonka BFS ee Is Khilaafsan!!!

Muqdisho(Gundhig)-Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku booqday Hoyga uu ka degan yahay Hoteel Shabeel muqdisho, Guddoomiyaha Golaha...

Dowladda oo Xirtay Xabsigii Ku Yaallay Godka Jilacoow+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow ee magaalad muqdisho. Wasiirka...

Faah-faahin:-Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Muqdisho(Gundhig)-Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari lagu dhajiyay oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Jugta...

Muqtaar Roobow oo Laga Saaray Doorashadda Koonfur Galbeed!

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga doorashadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Shiikh Muqtaar Roobow Cali(Abuu Mansuur), Afhayeenkii hore ee Al-shabaab, laga...

Akhriso:-Maxa Ka Jira in Lasii Deyn Doono Wadaadka Muqtaar Roobow!

Muqdisho(Gundhig)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya In la sii deyn doono Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo Khamiistii laga soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Weli Ku Jira Xaaladd Go’doon ah!

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa wali ku jira Xaaladd go’doon ah kadib markii...

Madax Goboleeyadda oo DFS Ku Eedeeyay Arinta Baydhabo

Muqdisho(Gundhig)-War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowladd Goboleedyadda ayaa loogu hadlay Xaaladda Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay Golaha...

Koonfuur Galbeed oo Iska Fogeysay Xariga Muqtaar Roobow!!!

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Koonfur Galbeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xariga Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo Khamiistii laga...

Xildhibaan Buuq Ka Dhaliyey Kulankii Xildhibaannada Taageersan Farmaajo!!!

Muqdisho(Gundhig)-Magaaladda Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo kasoo horjeeda Mooshinkii laga keenay...

Odawaa:-“Mooshinka Farmaajo ayaa Lagu Dari Doonaa Xasuuqa Baydhabo”,

Muqdisho(Gundhig)-Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Ciidamadda Dowladda Soomaaliya...

Cabdi Xoosh:-“Muqtaar Roobow Waa Argagaxiso Shahaado La Siiyay”,!

Muqdisho(Gundhig)-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xoosh Jibriil ayaa ka haday xariga Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu mansuur), iyo...

Xildhibaanadda Taageersan Farmaajo oo Saaray Bayaan Ka Kooban 10-Qodob

Muqdisho(Gundhig)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Taageersan Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), oo dhawaan mooshin laga...

Aqalka Sare oo Qodobo Kasoo Saaray Xaaladda Maamulka Koonfur Galbeed

Muqisho(Gundhig)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee oo maanta kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray...

Gudoomiye Mursal oo Ka Hadlay Sababtii uu Ugu Guuray Madaxtooyadda!!!

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii uu kaga guuray Xarunta Madaxtooyadda...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Ku Baaqay in Lasii Daayo Muqtaar Roobow!

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan oo shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Xariga Shiikh...

Banaan-bax Ka Socda Baydhabo & Askar Lagu Daadiyay Xaafadaha

Muqdisho(Gundhig)-Wararka ka imaanaya Magalaadda Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa ku waramaya in Magaaladda ay maanta mar kale martigalisay Banaanbaax. Banaan-baxa...

Michael Keating:-“Madaxweyne Farmaajo Wuu Ka Badbaadi Doonaa Mooshinka”,!

Muqdisho(Gundhig)-Ergeygii hore ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka hadlay mooshinka Xildhibaano ka Tirsan baarlamaanka...

AMISOM oo Ka Hadashay in ay Ku Lug Lahayd Xarigga Muqtaar Roobow!!!

Muqdisho(Gundhig)-Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka ku saabsan in Ciidamadooda ay ka qeyb qaateen Howgalkii lagu soo...

English News